[TOOS U DAAWO] Shirka Wadatashiga Doorashooyinka oo dhawaan furmay

Reading Time: < 1 minute

MOL waxay idiin soo gudbineysaa oo aad si toos ah uga daawan kartaan shirka wadatashiga ee lagu ballansanaa in uu saakay ka furmay Afisyooni balse uu ku yimid dib u dhac kaddib markii uu ka biyo diiday Gud, Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

MOL ayaa ogaatay in la saxiixay heshiiska Doorashooyinka oo dhawaan laga akhrin doono xafladda taasoo soo afjareysa wareeggii koowaad ee heshiiska Doorashooyinka.

HALKA HOOSE KA DAAWO SHIRKA SI TOOS AH

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!