Reading Time: < 1 minute

Waxaa goor dhow bilowday xafladda caleema saarka MW Jubbaland ee dhawaantan la doortay Axmed Islaan Madoobe.

Haddaba Muqdisho Online aya si toos idiinku soo tebineysa caleema saarka oo dhawaan bilaaban doonta