TOOS: Doorashada Gudoomiyaha BFS oo hada ka socota xarunta Afasyooni

Reading Time: < 1 minute

Waxaa hadda teendhada Afisyooni si habsami ah uga socda  doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay ku tartamayaan 7 Musharax. Musharaxiinta is diiwaan gelisay oo markii hore ahaa 8-xubnood, waxaa tartanka isaga haray guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Sida ay shaaciyeen guddiga doorashada. Wareega hore waxaa ka gudbaya 4 musharax, hadii uusan Musharrax helin 50+1 oo ah 139, tiradaas oo ah cod dheeri.

Halkaan toos uga daawo