[TOOS DAAWO] Shir looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay

Reading Time: < 1minute

Waxaa maanta lagu wadaa in uu dhaco shir looga hadlaayo arrimaha siyaasadda ee cakirin ee ka jira Soomaaliya Golaha Amniga Qaramada Midoobay, shirkaas oo lagu lafagurayo xaaladaha amni darro ee ka dhashay kaddib markii Dowladda Federaalka aay rasaaseeysay dibadbaxayaal si nabad ah u muujinayay shucuurtooda taasoo dhacday saacado kaddib markii ciidanka dowladda ee ka amar qaata Madaxweynaha xilligiisa dhammaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu amray in la weeraro Hotel aay ku sugnaayeen labadii Madaxweyne ee isaga ka horreeysay