Toos: Baarlamaanka Jubbaland oo lagu dhawaaqay

Reading Time: < 1 minute

Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay xubnaha baarlamaanka Jubbaland

Gudiga ayaa sheegay in labo ka mida Xildhibaanada la laalay halka liiska ay aoo gudbiyeen odoyaasha Dhanka  la ansaxiyay oo la meel mariyay.

Inta aan lagu dhawaaqin liiska Xildhibaanada cusub ayaa waxaa shir jaraa’id qabtay odoyaasha Dhaqanka kuwaas oo  sheegay in ay ku qanacsan yihiin qaabka loo soo xulay Xildhibaanada.

Talaabada ay caawa qaadeen Gudiga ayaa soo afjaraysa hadal haynte gudigii ay magacaawdeeen Musharaxiintii ku fashilantay in ay isdiiwaan galiyaan.