Toogasho Lagu Badalay Toogasho Kale oo Ka Dhacday Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya Magaalada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa sheegay in xalay Askari katirsan ciidanka maamulka Dagmada gaar ahaan ilaalada xaruunta Warshada Dharka Somaltex.

Askaarigaasi ayaa la sheegay in uu rasaas ku furay dad marayay agagaarka Warshada taasina ay keenty in  labo qof uu dhaawac ka soo gaaro rasaastii uu ku riday askarigas.

Askariga ayaa la sheegay in uu ka shakiyay dadka uu toogashada u geystay maadaama xilli habeen ah ay ahyed waqtiga uu toogashada geystay.

Wararka Balacd laga helayo ayaa sheegaya in Askarigii toogashada geystay  la dilay inkasto warkan an lahubin madama sarakisha iyo maamulka yasan ka hadal.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!