Goor dhawayd waxaa magaalada Laascaanood waxaa lagu dilay nin Dhalinyaro ah oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhayloos.
lama Xaqiijin cida ka danbeeysay dilkaas. waxaana ka soo baxaya Warar kala duwan oo is khilaafsan.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Xabad qaraxi kaga fakatay sxbkii,halka wararka kalena sheegayaan in ciidan Ilaalo ka ahaa Hotel Xamdi oo weftiga Wasiirada Somaliland degan yihiin ay toogteen.