Taliyihii NISA Farmaajo magacaabay oo maanta kulan ku qabtay xarunta NISA

Reading Time: < 1 minute

Sida ay noo sheegeen saraakiil ku sugan xarunta NiSA, Waxaa goordhow shir uga bilowday Xarunta Taliska NISA Taliyeyaasha Ciidamada oo uu goobjoog ka yahay Kusimihii Taliyaha NISA ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo.

Kulanka maanta ka dhacay xarunta NISA ayaa u muuqda mid si dadban u taageerayo kusimaha hay’adda ee uu magacaabay madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, Farmaajo.

Laba oga talaabada uu qaadi doono RW Rooble ee uu ku xaqiijinayo in uu Bashir Goobe ku geeyo xarunta NISA.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!