Taliyihii hogaaminayay ciidanka DFS ee dagaalka Guriceel oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaarayo Guriceel ayaa sheegaya in u goor dhawayd ku geeriyooday Guriceel Gashaanle Cabdiladiif Feyle.

Dagaalkii galabta ka dhacey magaalada Guriceel ayaa dhawac culus ka soo gaaray kaas oo markii danbana uu u geeriyooday.

Gashaanle Cabdiladiif Feyle  ayaa ahaa Taliyihii Ciidanka Danab ee Xooga dalka ee Degaanada Galmudug

Gashaanle Abdiladiif Feyle ayaa sidii kale ka mid ahaa  Saraakiisha Ciidaanka dowladda we Dagaalka maanta dhacay hogaamineysey

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!