Taliyihii ciidanka kaarayaasha Somaliland oo maanta burco lagu toogtay

Reading Time: < 1 minute

Wararka naga soo gaaraya magaalada Burco ayaa sheegaya in goordhaw magaalada lagu toogtay taliyihii xerada kaarayaasha Mursal Meygaag.

Dilka taliyaha ayaa la sheegay in uu ka dambeyay mid ka mid ah ciidamada ka amar qaata taliyaha oo dil u geeystay. Illa iyo hadda ma cadda sababta rasmiga ah ee ka dambeysay dilka Taliya.

Xaalada Amniga Somaliland oo maalinba maalinta ka sii danbeeysa ka soo dareeysa, taas oo laga yaabo in ay saameyn ku yeelato isku socodka magaalooyinka Somaliland

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!