Taliyihii ciidanka Itoobiya oo caawa la dilay

Reading Time: < 1 minute

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Taliyihii Guud ciidamada Itoobiya Seare Mekonnen ayaa la toogtay, ka dib Isku dayo Afgambi oo caawa ka dhacay degaanka Amxaarada.

Wali ma cada  sida waxa u dhaceeyn laakiin caawa magaalada Addis Ababa iyo guud haan dalka Itoobiya waxaa  ka jira cabsi. Ilaa hadda Saraakiil badan ayaa la sheegayaa waxyeelo soo gaartay, sidaas oo kale jidadka waa weyn ayaa ciidamada lasoo dhoobay baddi caasumadda Addis ababa iyo xarumaha maamul gobaleedyada.