Allaha u naxariisto L/Xidiggle Nuur Xasan Bidaar Taliye ku xigeenkii hore ee Saldhiga booliska Degmada Baladweyne Ayesha koox hubeeysan waxa ay ku dileen xaafada Buundoweyn ee Magaalada baladweyne.
Wararka ka imaanaya Baladweyne ayaa sheegaya in marxuunka oo Dhawac daran ah omarkii hore loola cararay is Isbitaalka ayaa Geeriyooday.
Wararka ayaa intaas ku daraya in Kooxdii dilka geeystay ay goobta iskaga baxsatay.
Maamulka Gobolka Hiiraan wali kama aysan hadlin dilkaas iyo cidii ka danbeeysay.