Taliye k/xigeenkii Ciidanka Danab G/le Xasan Tuure oo lagu dilay deegaanka Galcad

Reading Time: < 1 minute

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Kumaandooska ee Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ku billowday oo kooxada Al shabaab ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Wararka laga helay Dagamada Galcada ayaa sheegay in illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay waxlaha qarxa lagu weeraray saldhigyada ciidamada ee degmada Galcad kadibna uu biloowdayDagaal toos ,kaas oo sababay khasaaro isgu jir dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaan weli ka hadlin dagaalka,