Taliye Indha-qarshe oo Gaaray Magaalada Kismaayo Ee Jubbaland!!

Reading Time: < 1 minute

aliyaha Ciidanka Xoogga dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indho-Qarshe)  ayaa Maanta gaaray magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose.

Saraakiisha ciidanka Xoogga dalka iyo Kuwa Jubbaland  ayaa Taliyaha ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Kismaayo.

Taliyaha ayaa waxaa la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda Maamulka Jubbaland uu ugu horeeyo madaxweynaha Jubbaland, iyadoona haatan loo galbiyay Xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo.