Iyadoo lasoo xiray 6-xubnood oo ka shaqeeynaayay Dekadda Magaalada Muqdisho ayaa waxaa arinkaasi ka hadlay Taliyaha Ciidamada Booliska Ee Hubinta Dekadda magaalada Muqdisho C/laahi xassan Bariise.
Waxaa uu sheegay in shaqsiyaadka lasoo xiray loo digay dhowr jeer islamarkaana lagu amray in aysan xadin hantida dadweeynaha.