Taliyahii Nabad-Sugida iyo Ku Xigeenkiisa Gobolka Hiiraan oo xabsiga loo Taxaabay!!

Reading Time: < 1 minute

Sida ay kusoo waranayaan Wararka aynu ka heleeyno Magaalada Baladweeyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan  waxaa xabsiga la dhigay Taliye Nabad sugid iyo ku xigeenkiisa.

Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa xabsiga dhigay taliyaha nabad sugida Gobolkaasi Cabdi Maxamed Cali iyo kuxigeenkiisa Dhagaweeyne.

lama oga sababta xarigoda ka dambeysay ciidamada labada taliye ilaalo u ahaa ayaana dhaq dhaqaaq ka wada magaalada Baladweyn.

xariga labadan taliye ayaa imaanaya xili sido kale xabsiga la dhigay qaar kamid ah shaqaalaha bangiga dhexe ee gobolkaasi kuwaasi o uu xarigooda keenay kadib markii aay kasoo horjeesteen amar uu soo saaray Yuusif Dabageed.