Taliska Ciidanka Bada ee Puntland Maxay Ka Dhaheen Khilafka Siyasadeed ee Soomaaliya iyo Imaaradka

Reading Time: < 1 minute

Taliska Ciidanka Badda ee Puntland Ayaa Sheegay In Arrimah Khilaafka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya mIyo Imraadka aanay saameyn ku yeelan karin Dhankooda.

Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral Cabdirisaq Diiriye Faarax ayaa sheegay in dawladda Imaaraadka ay ka filayaan inay kor u qaadaan Tabarrada iyo taageerada ay siiyaan ciidanka Badda Puntland ee gacanta ku hayaan,
waxaa uu sidoo kale sheegay in khilaafka diblomaasiyadeed ee Labada dal aysan marnaba Dhankooda saameyn ku yeelan karin.

Diiriye ayaa sheegay in ciidanka PMPF ay kaalin wayn ka qaataan sugidda Amaanka Puntland sida la dagaallanka Al-shabaab, Daacish iyo Burcad badeeda.

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!