Taariikh: MW Farmaajo oo noqday MW ugu horeeyay oo mooshin baarlamaanka ka qabto

Reading Time: < 1 minute

Maanta mar kale ayuu Madaxweyne Farmaajo uu baal mugdi ah ka galay taariikhda Soomaaliya, waxa uu noqday Madaxweynihii ugu horeeyay xili casriga ah ee Baarlamaanka Soomaaliya uu ka qabto qoraalka Mooshinka.

Waa ay jireen Madaxweynayaal  horay laga qoray Mooshin laakiin marnaba lama horgeeynin Baarlamaanka ama lagama diiwaan galiyay. maanta waxa uu Farmaajo ka galay taariikhda siyaasadda Soomaaliya baal madoow oo aan waligii ka hari doonin. Maxaa u talo ah?

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!