Taabid oo Guri Ku yaala Nairobi Ku Iibsaday 2-Malyan oo Doolar iyo Dowladda Kenya oo Baaritaan ku Sameeyneeyso Lacagtaan Xad-dhaafka ah Ee Dalkeeda Soo gashay!!

Reading Time: < 1 minute

Gudoomiyahii Hore Ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa la Ogaaday in uu Guri weeyn ka iibsaday Magaalada Nairobi ee dalka kenya kaasi oo laga bixiyay Lacag Gaareeysa 2-Milyan oo doolar

Taabit Cabdi oo dhaqaalo badan aruursaday Xiligii uu aha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir aya gurigan ku iibsaday Lacag Cadadedu dhan tahay 2,Milyan oo Doolar,Dowlada Kenya ayana Ka careysan Lacagtasi xiliga dalkeeda uu laso galayay,baaritano ayaana kusocda hada.

Wararka ayaa shegaya in Dhowr jeer ay is hor is taag ku sameysay Dayactir uu la donayay in Gurigaasi lagu sameeyo,Taabit ayaa tira dhowr jeer ah Safaro ku tagay Kenya si arintasi uu u xaliyo.

Sida lawada ogsoon yahay Taabit ayaa lacagtan badan Xaday Xiligii Duqa Muqdisho uu  ahaa,waxana muuqata in hantida shacabka Soomaaliyeed lagu iibsanaayo Guryo Waaweyn.

Lacagta Lagu iibsaday Gurigan Nairobi ku yaala ayaa waxeey tahay Lacagtii laga dhacay Gobolka Banaadir oo canshuuraha Dadka Masaakiinta laga soo qaday ayaa sidaan looga Faakeeysanayaa