Raiisul Wasaare Kheeyre oo Lagu Wado In uu Is Casilo

Reading Time: < 1 minute

Xilli maanta dib lo dhigay kulankii Golaha shacabka madaxweyne farmaajo uu gudomiye jawaari ku wargaliyay in dib lo dhigo kulanka aya waxa so baxaya in manta uu is casili doono Raiisul Wasaare Kheyre.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya inuu RW ku jiro la tashaiyadii ugu damebeeyey ee kooxdiisa, suxufiyiinta loo sheegay inay dhegtooda taagnaato.

Cadaadis xoogan aya beesha caalamka kaga yimid maamulka sare ee dalka ka dib weerarki an laga fiirsan ee Xukuumadu Golaha Shacabka ku qaaday.