Sucuudiga oo war cusub ka soo saaray dhoofka xoolaha Soomaaliya

Hundreds of camels wait at Mogadishu's seaport to be exported to Saudi Arabia on March 8, 2013. AFP PHOTO / Mohamed Abdiwahab (Photo credit should read Mohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images)
Reading Time: < 1 minute

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dib u fasaxday xoolihii Soomaaliya laga dhoofin jiray ee loo iibgeynayey sacuudiga, kuwaas oo sanadihii u dambeeyay xayirnaa. Arrintan ayaa timid kaddib markii ay maanta labada dal magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen heshiiska dib u furidda dhoofka xoolaha dalka.

Wasiirka xanaanada xoolaha Soomaaliya ayaa BBC-da u sheegay in tallaabadan ay timid kaddib markii ay dedaal dheer ku bixiyeen wasaaradda, madaxda dalka iyo ganacsatada qaar. Soomaaliya si toos ah xoola uguma dhoofin Sacuudiga tan iyo sanadkii 2016-kii.

“Arrintan ayaa timid kaddib markii ay maanta labada dal magaalada Muqdisho ku kala saxiixdeen heshiis