Soomaaliland oo war culus kasoo saartay hadal kasoo yeeray Puntland!

Taliska guud ee ciidanka maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray ciidamo dhowaan ka goostay banneeyeyna saldhigyadii ay ku lahaayeen Tukaraq kahor inta aysan ku biirin Puntland.

Waxaa uu carabka ku adkeeyay in ciidamadaasi boosaskoodii la buuxin doono islamarkaana aan loo hakin doonin howlahii goobahaasi ka socday.

Taliyaha ayaa waxaa uu sidoo kale xusay in ciidamo xoogan oo ka goos-tay Soomaaliland  islamarkaana Puntland aaday aysan jirin

Advertisements
Xayeeysiin