Soomaaliland oo Dacweeysay Micheal Keating (Aqriso cadeeynta)

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Somaliland ayaa dacwad ka gudbiyey wakiilka Xoghayaha guud ee Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating oo ay sheegeen inuu dhinac u xaglin ah uga hadlay arrinta xiisadda Tukaraq ee Somaliland iyo Puntland.

Qoraal ka soo baxay Wasiirka Arrimaha dibaadda Somaliland Sacad Cali Shire oo loo diray xoghayaha gud ee ee Qaramada Midoobay Antonio Gutarres ayaa lagu cambaareeyay warqad uu Micheal Keating u diray Somaliland, waxaana lagu tilmaamay inay ahayd mid dhinac u janjeerta oo meel uga dhacday Somaliland, isla markaana aan xaqiiq ku dhisneyn.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA