Xukuumada Somaliland ayaa War-saxaafadeed ay goordhaw kasoo saartay dagaalka saaka markale ka qarxay magaalada Laascaanood waxaa ay ku eedeeysay Puntland inay hogaaminayso dagaalka.
Dhanka kale xukuumada Somaliland ayaa ku celisay in kooxo argagixiso ay dagaalka ku jiraan. Dagaalka saakay ka socda Laascanood ayaa ah mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
War-saxafadeedkana Sidaan ayuu qornaa: