Qoraal ka soo baxay dowlada Somaliland ayaa lagu sheegay in xayiradii saaaranayd warbaahinta BBC, gaar ahaan tan afka Soomaaliga laga qaaday.
Dowlada Somaliland ayaa horay xayiraad ugu soo rogtay BBC ka dib markii ay warbaahintu tabisay warar la sheegay inuu lid ku ahaa qaranimada dowlada la magacbaxday Somaliland.