Somaliland oo soo bandhigtay Xildhibaan Puntland oo lagu qabtay dagaalka

Reading Time: < 1 minute

Somaliland oo dagaalka maanta ka socda Laascaano guulo ka sheegatay ayaa ayaa soo bandhigtay Sawirro a muujinaya maxaabiis uu kamid ah yahay Xildhibaan Faarax Dalmar oo kamid ahaa Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar oo horay uga tirsanaa Baarlamaanka Puntland balse billooyin kahor iska casilay xubinimadaas ayey Somaliland ku qabatay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood.