Somaliland oo ku adeeysay Puntland abaabul Maleeshiyo

0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Somaliland Ciise Axmed Yuusuf Xawar  ayaa ku eedeeyey Puntland inay maleeshiyaad ku abaabulayso Puntland.

Isaga oo ka hadlayay magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu sheegay inay sidoo kalle Puntland kacdoon ka waddo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Eedaynta Somaliland ayaa kusoo beegmaysaa xilli maamulka hadda jira ee Puntland uu waqtiga ka dahacayo oo doorasho dhici doonto dahwaan. Puntland ayaa hadda  ku jirto waqti doorasho. Musharaxiinta Puntland ayaa ku eedayay MW Gaas  waxaana maamulka hadda jira waxba uu ka qaban arrimaha dhulka maqan iyo meeshii ay ku dambaysay dhaqaalle bulshada Puntland laga arruuriyay oo ay ahayd in lagu soo celiyo deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here