Somaliland oo ka hadashay dagaalka maalintii 3aad ka socda Laascaanood

Reading Time: < 1 minute

Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa war ay soo saartay maanta ku sheegtay in ciidanka Somaliland saaka weerar lagu sooqaaday. Wasaarada ayaa intaasi kudartay in ciidankeedu uu ku jiro difaac,

Maalintii saddexaad oo xidhiidh ah ayey Kooxaha argagaxisadu weerar ku soo qaadeen xeryaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan fadhisimada Ciidamada, waxa aanay ciidamadu ku jiraan difaac.” Ayuu sheegay Agaasimaha Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Cabdilaahi Axmed Caarshe

Dagaalkan maalintii saddexaad ka socda Laascaanood ayay dhinacyadu ku guuldaraysteen inay xal lagu joojiyo uhelaan.

No description available.