Somaliland oo gacanta kusoo dhigtay nin aabihiis dilay

Reading Time: < 1 minute

Ciidanka Booliska dowlada Somaliland ayaa sheegtay inay maanta gacanta ku soo dhigay eedaysane Ciise Maxamed Yuusuf.

Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska ayaa lagu sheegay in Eedaysanahan uu ku eedaysan yahay in uu dil u geystay Aabihii oo lagu magacaabi jiray Maxamed Yuusuf Aadan 1/5/2023