Socdalkii Madaxweeyne Gaas ku tagay Garacad oo Dhabarka Jebisay Qorshii R/wasaare Kheeyre Ee Deegaanadda Maamulka Puntland!!

Reading Time: < 1 minute

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland  ayaa dhagax dhigey deked cusub oo laga dhisayo deegaanka Garacad ee gobolka Mudug,halkaasi oo uu ka baaqday R/wasaare Xassan Cali Kheeyre.

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa la qorsheeynaayay in uu ka qeeyb galo dhagax dhigaasi hase’yeeshee waa uu ka baaqday ka dib Culeeys lasoo saaray oo dhanka Maamulka Galmudug ah.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ay ka jawaabayaan baahida dadka kunool gobolka Mudug qeybta Puntland,taasna ay tahay sababta uu garacad u tagay,waxeeyna dadka deegaanku  dhaliileen R/wasaare xassan Cali Kheeyre.

R/wasaare xassan Cali Kheeyre ayaa waxaa ay tani ku noqoneeysaa Culeeys siyaasadeed oo horleh maadaama sababaha uu Puntland u tagay ay qeeyb ka aheed kasbasho bulsho,waxaana ka baaqashada Garacad  ay jebisay raadiisii.