Socdaalka Kheeyre Ee Magaalada Baydhabo Maxaa ka Gedisan Shirka oo uu Salka Ku Hayaa!!

Reading Time: < 1 minute

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Waxaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Berri ka furmaya Magaalada Baydhabo.

Sdioo kalle warar hoose oo aynu helnay ayaa waxaa ay sheegayaan in Qorshaha Socdaalkiisa ay ka mid tahay qaabkii loo kala Furfuri lahaa Madaxda Maamul Goboleedyadda 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!