Siinka warlalinta Hormuud oo kusoo dumay dad shacab & khasaare-ka-dhashay

Reading Time: < 1 minute
Taawarkii ama siinka dheer ee warlalinta  Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee Degmada Xudur ayaa xalay ku soo dumay deegaan dad masaakiin ah ku noolaayeen.
Sida ay sheegaan wararka aanu ka helayno magalaada Xudur waxaa halkaas  ku dhintay qof lagu sheegay magaciisa Hassow Abdulle oo ahaa Aabe 40-jir ahaa oo laba Xaas iyo caruurtiisa ka biilanayay Mooto Fekon. Waxaa kaloo halkaas ku dhaawacantay  gabar lagu magacaabo Faadumo Mohamuud oo ah Hooyo da’ah,