Shirkii Manta ee Madaxda Dowlad Goboledyada iyo Hadaladii Lagu Weeraray RW/Kheyre iyo MW/Farmaajo

Reading Time: < 1 minute

Xili maanta uu shirka dowlada Goboledyada Dalka ka furmaay Magalada Muqdisho aya waxa ka hadlay masuulinta Dowlada Goboledyada Dalka.

Cabdi Wali Gaas oo Masuulka horbodaya hogamiyaha Dowlad Goboledyada Dalka aya waxa uu halkasi ka jediyay Qudbad dhinacyo badan taabaneysa,isago ku weraray qudbadisa Dowalda Federalka hogamiyayashoda.

C/wali Gaas,madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in qandaraaska lagu helo magaca Soomaaliya oo Shacabka Puntlandna ay xaq u leeyihiin aanay helin kuna boobma magaalada Muqdisho.

Sidoo kale,Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay ineysan Dowladda dhexe xaq u lahayn iney hor istaagto horumada maamul Goboleedyada kana diido iney galaan heshiisyo cidii ay u arkaan iney ka shaqeyso dantooda.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u dheg taageysa shirka ka socda magaalada Baydhabo,kaasi oo maamul Goboleedyada uga hadlayaan xaaladda dalka sida ammaanka iyo xasiloonida dalka.