Waxaa daqiiqado ka hor la soo gabagabeeyay xafaladii furitaanka Shirkii Dowlad Goboleeyadda ee maanta ka furmay magaalada Garowe.
Kulanka ayaa laga jeediyay qudbado kala duwan kuwaas oo si toos ah u taabanaayay colaada siyaasadeed ee ka dhaxeeysa dowladda Fedaraalka iyo Dowlad Goboleedyadda. Madaxda shirka ka soo qey gashal ayaa sheegtay in ay gaba-gabada shirka ay soo saari doonaan go’aano muhim ah oo u hiilin doona qaranimada Soomaaliya.