Shirkii maalmahan ka socday magaalada Diri Dhaba ayaa waxaa kulankoodii maanta ay ka soo saareen qaraar lagu sheegay in Madaxweyne Cabdi Ileey in kurisga laga qaaday. Go’aanka maanta ka soo baxay shirka nabadeeynta ee Diri Dhaba ayaa ah mid ka soo horjeeda tastuurka u qoran dowladda ismaamulka ee Soomalida Itoobiya. talabaadaas ayaa keeni karta in dagaal sockeeye ka bilaaqda deegaanka Soomalida.
halkaan ka dalwo go’aankii maanta