Shirkadaha Hormuud & Dahabshiil oo dhaqaalahooda kala baxay Muqdisho

Reading Time: < 1 minute

Ila wareedyo ka tirsan rugta ganacsada soomaaliyeed ayaa MOL u sheegay in shirkadaha waaweyn ee ka howl gala Muqdisho ay dhaqaalihi u yaalay ay dibadaha geesanayaan maadama ay ka baqayaan in lagu boobo colaada lafilayo ineey dhacdo.

1990 ayeey aheyd markii ciidamadii u daacad ah Mohamed Siyaad Bare ay boobeen hantidii bank dhexe ku jirtay hadana lafilaayo sidaasi oo kale maadama magalada Muqdisho laga soo buuxiyay ciidamo ku beel ah MW Farmaajo .

Waxaa joogsaday dhamaan mashaariicdii  lagu maalgalinayay Muqdisho oo ay fulinayeen bank yada ,

lasoco wixii warar ee kusoo korodha dhaqaalihii dalka oo akoono dibada lagu shubanayo

MUDADA U HARSAN XILKA MADAXWEYNE FARMAAJO
1 9 days
0 9 hours
3 1 minutes
3 2 seconds