Waxaa Muqadisho haatan ka socda shirka madaxa dowladaha Safka hore iyo Soomaaliya. Madaxda. Inta uu shirka weyn bilaabanin ayaa waxaa dhacay kulamo duceedyo u dhaxeeya madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxda kale.
Shirka ayaa la rajaynayaa in uu isla maanta dhamaado, isla markaasna madaxda kala duwan ay ku noqdeen dalalka ay ka kala yimaadeen.