Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shir caalamiga oo Maal-gashiga Soomaaliyeed ku qaran doonto magaalada Muqdisho 28-ka illaa 29-ka bishaan, bandhigaas ayaa muhiim u ah horumarka dhaqaalaha dalka.
Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tiirka horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa shir ay yeehseen ku go’aamiyay in la dar-dar geliyo howlaha horumarineed ee lagu xoojinaayo kororka dhaqaalaha, sidoo kalana laga shaqeeyo qabsoomidda Shirka dhammaadka bishaan, ee muhiimadda weyn ugu fadhiya Maalgashiga iyo Mashaariicda horumarineed ee dalka.