Waxaa magaalada Garowe weli ka soconaya shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleeyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoominaya shirkan ayaa warbixinno ku saabsan xaaladaha amni iyo dhaqaale ee dagaannada waxa uu ka dhageystay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada.
Kaddib intaas, madaxdu waxa ay guda galeen in ay ka wada hadlaan arrimaha masiiriga ah ee dalka oo ay ugu muhiimsan tahay xoojinta wada shaqeynta, horumarinta dhaqaalaha iyo la dagaallanka Al Shabaab.
Jawiga guud ee shirka ayaa u muuqda mid xoojinaya isu soo dhawaanshaha Dowladda Federaalka ah iyo Dowladda Goboleedyada, iyadoona aysan ka muuqan shirka gacan saddexaad oo ku dhex jirta hoggaanka Soomaalida, waana arrin si weyn loo hadal hayo, rajana ay ka muujiyeen qaar badan oo ka mid ah dadka Soomaaliyeed shirkan uu miro dhal wanaagsan ku yeesho dadaallada horumarineed ee dalka.
Waxaase jira weli qodobo ismari waa uu ka taaganyahay , oo qaarkood ay soo hor dhigeen Madax Goboleedyada Puntland , Jubbaland iyo Galmudug Masuuliyiinta dowladda Somalia.
Arrimahaas ayaa waxaa ka mid ah in dowladda Somalia ay u soo jeediyeen Maamulada aan kor ku soo xusnay in ay joojiso fara galin ay sheegeen in ay ku heyso Galmudug.
Waxaana la soo warinayaa in Madaxweynaha Somaliya iyo RW Xasan Cali Kheyre Labaduba aqbaleen in ay la shaqeeyaan Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf hase ahaatee waxaa Madaxda dowladda federaalka Somalia ay gaashaanka u daruureen in Madaxweyne Xaaf uu Galmudug majaraha u sii haayo 3 Sano oo hor leh iyagoo xoojiyay in waqti kororsi aan la aqbali Karin sida ay tilmaamayaan ilo wareedyo Shabelle ay ka heshay Madasha Shirka.
The Somali airspace has regained its Class A classification after more than 30 years, the International Air Transport Association said. IATA confirmed the reclassification of...
The African Freedom of Expression Exchange network condemns the prolonged detention and harassment of Somali media rights advocate, Abdalle Ahmed Mumin. This statement was originally...
The East Africa Community has officially launched a verification mission to determine whether it will admit the Federal Republic of Somalia into the regional...
Most married Somali refugee women aged 15-39 years in Nairobi County use family planning contraceptives in secret. The women take them without their husbands'...
Former UK defence secretary faces criticism for his staunch support of a breakaway African republic, after its security forces killed 20 protesters. Since being sacked...
MOL used cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences and repeat visits. By clicking “Accept”, you consent to the use of ALL the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.