(Daawo) Shirka beelweynta mudulood oo hada furmay

Reading Time: < 1 minute

Waxaa hada furmay shirka beelweynta mudulood waxaana khudbadii ugu horeeysay kajeediyay Khaliif Abdukhaadir Macalinuur asagoo sheegay in shirkaan muhiimadiisa uu yahay aaya katalinta beesha mudulood.

shirka waxaa kasoo qeyb galay Madaxweyne Shariif shiekh Ahmed , Madaxweyne Hassan shiekh , Raisal Wasaarihi hore Ali Mohamed Geedi , Wasiirka Amniga isloow, Gudoomiyaha G/Banadir cumar finish, Siyaasiin , Xildhibaada ku abtirsata beesha mudulood iyo duubabka dhaqanka beesha mudulood oo uu hogaamiyo Imaamka guud , sido kale waxaa kaso qeybgalay Madaxweynaha Hirshabeelle mohamed Abdi waare.

Shirka ayaa ah mid aad xamaasadiisa u sareeyso waxaana la filayaa in uu kasoo baxo qodobo aad xasaasi u ah. saameen doonto DFS.

Halkan Ka Daawo – RIIX