Shir weynaha Aaya katalinta Mudulood oo maanta furmaya

Reading Time: < 1 minute

waxaa magalada muqdisho kasocda qaban qaabada furitaan shirka wadatashiga aayaha mudulood.

sida lashaaciyay shirka ayaa socon doono 3 maalin iyadoo looga hadlaayo qodobo ayka mid yihiin sidii G/banaadir loogu heli lahaa xuquuqda kaga maqan dalka maadama 18 gobol ee soomaaliya loodhisay dowlad goboleedyo ayaga ismaamula halka G/banaadir yahay mid ay maamusho DFS.

waxaa in mudo hakad ku jiray qabsoomida shirkaas kadib markii Madaxweyne Farmaajo uu lacago fara badan ku bixiyay in la baajiyo kulankas oo uusan qabsoomin.

lama oga kooxda laaluushka kaqaadatay Farmaajo in ay carqaladeen doonan shirka balse waxaa nasiib wanaag ah waxaa shirka maamulayo dadka ugu miisanka wayn dalka soomaaliya & beesha muduloood ku abtirsada.

wixii war oo kasoo baxa inta uu socdo shirka mudulood dib ayaan idinkaga so sheegi doona