Shir Ka Dhan ah Al Shabaab oo Axmad Madoobe uu Ka Furay Kismaayo

Reading Time: < 1 minute

Axmad Maxamed Islaam oo ah madaxweynaha Maamulka Jubbalnd aya maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose waxa uu ka furay shir looga hadlayay dardargelinta sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay ka maamulan gobolada Jubbooyinka.

Shirkaasi maata furmay aya socon doona mudo sadex maalmood ah iyada oo lagu gorfayn doono inta uu la egyahay diyaar garowga dhinacyada kala duwan iyo sidii dib u habayn loogu samayn lahaa hananka howlgalkan.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Goobta ka sheegay in laga maarmasn tahay dardargelinta howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Al Shabaab aya weeraro iyo Qaraxyo ismiidamin ah ka fuliya eybo ka mid ah jubooyinka iyado eybo ka mid deeganada gobolada jubboyinka ya gacanta ku hayaan.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!