Shil Baabuur ayaa saaka ka dhacay inta u dhaxaysa Deegaanada lafaruug iyo xamaas oo ku yaala duleedka Magaalada Berbera
Dhimasho iyo dhaawac badan ayaa jira, sida ay xaqiijiin dadka deegaanku.
Shilka ayaa ka dhashay kadib markii ay isku dhaceen laba gaadho oo kala ah waaraad “Candho meydle” iyo Bas rakaab sida.
Sidan oo kale shil baabuur oo dad ku dhinteen ayaa shalay ka dhacay duleedka Hargeysa.