Shil Diyaaradeed oo aad u xoogan oo ka dhacay Dalka Faransiiska

Reading Time: < 1 minute

Ilaa lix ruux ayaa ku geeriyootey shil diyaaradeed oo ka dhacay  gobalka ku yaala koonfurta wadanka Faransiiska, waxaana durbaba goobta diyaaradda ay ku soo dhacayda soo gaarey kooxaxa dabdamiska .

Diyaaraddan oo ahayd Elakobter ayaa waxa ay ahayd nooca EC145 waxaana la soo sheegeyaa dhictaanka diyaaradda ay sabaabtay hawada oo aad u xumeyd awgeed, iyada oo waliba  roobna uu da,ayey.

Waxaana shilkaani diyaaradeed ka haddle qaar kamid ah masuuliyiinta dalka faransiiska, halka laamaha amaanka Dalka faransiiskuna ay sheegeen in ay baareyaan sida ay wax u dhaceen.

 

 

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!