Shiikh Yuusuf Cali ceeynte oo ku dhaawac-may qaraxii ka dhacay Agagaarka Hotel Weheliye!!

Reading Time: < 1 minute

Wararka hadda soo gaaraya MOL ayaa waxaa ay sheegayaan in uu dhaawac kasoo gaaray qarax daqiiqado ka hor ka dhacay meel ka fogeeyn hotel weheliye Gudoomiyaha Majmacha Culumada Soomaaliyeed Shiikh Yuusuf Cali ceeynte .

Image may contain: 1 person, text and closeup

Gudoomiyaha waxaa soo gaaray dhaawac xoogan sida ay inoo xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadkii qaaday dhaawaciisa