Sheekh Somow oo Weerar Kulus kuqaaday Tv Qaranka&Sheekh Umul oo Muqdisho Bandhig ku qaban rabo

Reading Time: < 1 minute

Sheekh Somow oo kamida Culimada Soomaaliyeed sheegtana in uu yahay Afhayeenka Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa uu Weerarkii ugu cuslaa abid ku qaaday Sheekh Umal iyo TV Dowlada oo uu sheegay in laga baahiyay In Sheekh Umul uu Muxaadaro ku qaban doono Garoonka kubada cagta ee EGN:Yariisoo ee Magaalada Muqdisho.
Soomoow ayaa waxa uu sheegay in Sheekh Umul Dartiis Dad badan ay u dhinteen Curuur badana ay u agoontoobeen oo reer Muqdisho ah Sidaa darted aysan sutragal noqon karin in uu Umul uu Muxaadaro ujeediyo shacabka Mudisho.
Geesta kalle waxa uu tibaaxay oo uu Somow soo hadal qaaday In uu Sheekh Umul Nabiga u gefay xalaalayaya Waraabe iyo waxyaabo kalle oo uu Sheekha ku dhaliilayo.