Sheekh Shaakir oo la kulmaySaraakiil ka tirsan Amisom

Reading Time: < 1 minute

Madaxa Xukuumada Galmudug Dr sheikh maxamed shakir Cali Xasan, Wasiika Amniga Galmudug Sadaq sheikh Yusuf iyo isku xiraha Amison iyo Galmudug Kabtan Abdulahi sheikh xusen ayaa la kulmay Saraakisha Amisom ee ku sugan magaalada dhuusamreeb ee Casimada Galmudug.

Madaxa Xukumada iyo saraakisha ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaay arimha Amniga iyo sidii loo xojin lahaa xariirka Amisom iyo Galmudug.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!