Shariif Xassan oo Shaqada Ka Eryay Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey!!!

Reading Time: < 1 minute

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Qoryooley,iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi.

Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiyahay degmada Qoryoolay halka kuxigeenkana loo magacaabay Maxamed Cabdi Cabdullaahi Gaashaan.

Waxaa sidoo kale xil ka qaadis lagu sameeyey maamulkii hore ee degmadaasi ka talinayay

              Akhriso magacaabista maamulkan cusub.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!