Xilli ay isku qilafeyn xukumada iyo sharif xasan cida badaleysa prof jawaari aya hada waxa ay arintu isu badashay lolan ka dhex dhashay labada dhinac.
Shariif xasan oo beshisu ay xaq u ledahay kursiga afayahenka golaha shacabka aya cadaadis kala kulmaya xasan cali kheyre oo donaya musharax ku beel ah shariif xasan in uu halkasi fadhisto.
Sharif xasan oo xilkasi horay uso qabtay aya sido kale ah siyaasi siyasadisau ay halis tahay waxana uu hada wada kulamo uu ku donaya in uu ku fashiliyo isku dayga xukumada iyo musharaxoda.
Maalmaha soo Adan waxa dhici doono loolan laga daremi doono magalada muqdisho iyado kulamo iska so horjeda ay ka dhacayan magalada.