Shariif Xasan oo Dab Kusi Shidaya Mooshinka Jawaari Xildhibano Badana Ka Saxiixay Mooshinka Jawaari

Reading Time: < 1 minute

Waxa si xoogeysanaya Mooshinka Mooshinka Gudomiye Jawaari iyado abaabul ay wadaan Kheyre iyo Shariiif Xasan waxaana manta kulmay Xildhibanada laga so dorto Koonfur Galbeed ee barlaanka qeybta ka ah.

Tiro Xildhibano ah oo Shariif Xasan uu soo qaban qabiyay aya maanta waxa ay ku baaqayn arin an laga filaneynin iyagoku baqay in uu is casilo si uu ufududeeyo dalabka Xukuumada.

Kulanka oo ah mid xasaasi ah ayaa Xildhibaanada laga soodoortay Koonfur galbeed oo gaarayay Kudhawaad 30-Xildhibaan waxa ay cadeeyeen mooqifkooda mooshinka,iyaga oo dalbaday in uu iscasilo Gudoomiye Jawaari.

ildhibanada MaamulRaiisul Wasaare Kheyre iyo Shariif Xasan oo dano gooni ah ku heshiisan ay iska kaashanaya Mooshinka lagu weeraray hoyga Golaha Shacabka,Gudomiyaha,iyo xildhibaaada waa weerarki ugu xumaa ee Hey’ad ka mid ah Hey’adaha Dowlada ku qaado Hey’ad kale oo isla Dowlada ah.